cusboonayn
(m.f.dh)

eeg cusboonee. ld cusboonaysiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cusboonayn

cusboonaysiin [m.dh]
ld cusboonayn.

noolee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Cid gaajo ama harraad hayo cunto ama biyo siin. 2. Wax naf gelin (Eebbe). 3. Arrin horey loo illaaway dib u soo cusboonayn. 4. Dab sii damaya shidid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg