cusboonaysiin
(m.dh)

ld cusboonayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cusboonaysiin

cusboonayn [m.f.dh]
eeg cusboonee. ld cusboonaysiin.

dalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Wax cusboonaysiin ama qurxin. 2. Guri, meel ay hawo ka soo gasho u yeelid. 3. Dhul wax lagu beeri jiray in muddo ah nasin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg