cusboonee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -naysay)

Wax, wax cusub ka dhigid. ld cusboonaysii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cusboonee

cusboonayn [m.f.dh]
eeg cusboonee. ld cusboonaysiin.

cusboonaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld cusboonee.

cusboon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax cusub ah ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg