cusbow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-baaday, -baatay)

Wax cusbadu ku badatay noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cusbow

cusbaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg cusbow. ld cusbaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg