cusbur
(m.l)

Budo midab hurdi ah leh oo qurxin awgeed haweenku u marsadaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cusbur

cusburasho [m.f.dh]
eeg cusburo.

cusburo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Cusbur marsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg