cuti
(m.l)ld cutush.
cuti
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld cuddi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuti ↴
cuddi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Gilgilid (samayo, waran); ka gariirsiin. ld cuti².
cuddin [m.f.dh]
eeg cuddi. ld cuddis, cutin.
cutin [m.dh]
ld cuddin.
cutis [m.l]
ld cuddin.
cutush [m.l] (-shyo, m.dh)
Qof tabar dhigay da'awgeed. ld cuti¹, xutush.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg