daabbul
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ulay, -ushay)

Dad, xoolo, alaab iwm oo badan si degdeg ah u daadgurayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daabbul

daabbulad [m.dh] (-do, m.l)
Xirmo ka kooban boqol marduuf oo jaad ah. ld daabbule. daabbule

daabbule [m.l]
ld daabbulad. daabbulad

daabbulid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daabbul. daabbul

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg