daabbulid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg daabbul. daabbul

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daabbulid

daabbul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Dad, xoolo, alaab iwm oo badan si degdeg ah u daadgurayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg