daahiil
(m.l)

ld diihaal¹.

daahiil
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ilay, -ishay)

ld diihaal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daahiil

daahiilid [m.dh]
ld diihaalid.

diihaal [m.l]
Gaajo aad u daran. ld daahiil¹.

diihaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Gaajo badan dareemid. ld daahiil².

diihaalid [m.f.dh]
eeg diihaal². ld daahiilid.

daahi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid ama wax kale meel ay waqti xaddidan tegi lahayd dib uga dhacsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg