daalici
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax muujin; wax kor u soo bixin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daalici

daalicid [m.f.dh]
eeg daalac². ld daalac¹ (2).

daalicin [m.f.dh]
eeg daalici.

daali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof ama nafley noog ku ridid. 2. Qof wax uu u baahanyahay u raadin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg