daallan
(m.l)

Cunno macmacaan oo jaadad badan ah oo cunnada weyn dabadeed la cuno. ld daalan.

daallan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax noog hayo ahaansho. ld daalan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daallan

daalan [m.l]
ld daallan.

nafkureeb [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. N. ah: cunto yar oo qof aad u gaajeysan quuto. 2. N. ah: nafley dhaawacan ama daallan oo si kama dambeys ah u dagaalamaya.

tuuji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax jilicsan oo diismaya calaacasha iyo faraha ku dhuujin si dheecaan iwm looga keeno. 2. Ooga bugta ama daallan daliigid ama rixid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg