daamir
(m.l)

Walax layiig dhegdheg ah, madow, oo jidadka lagu sameeyo; laami. ld daammur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daamir

daammur [m.l]
ld daamir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg