daandaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Feer, laad iwm cid ku wareerin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daandaami

ciirciir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Sabbayn; daandaamid; dheeldheelid. 2. Gaasirid, isdhimid.

daandaamid [m.f.dh]
eeg daandaan². ld daandaan¹ (2).

daandaamin [m.f.dh]
eeg daandaami.

daandaan [m.l]
1. D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa. 2. ld daandaamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg