daandaan
(m.l)

1. D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa. 2. ld daandaamid.

daandaan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aamay, -aantay; -aami)

Tabardarro awgeed dhicdhicid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daandaan

maag [m.l]
1. Daandaansi; gardarro; abyood. 2. ld maagid.

daandaamid [m.f.dh]
eeg daandaan². ld daandaan¹ (2).

daandaansad [m.l]
ld daandaansasho.

daandaansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax wareersan ahaansho (nafley).

daandaansanaan [m.f.dh]
eeg daandaansan. ld daandaansanaansho.

daandaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld daandaan- sanaan.

daandaansasho [m.f.dh]
eeg daandaanso. ld daandaansad, daandaansi.

daandaansi [m.l]
ld daandaansasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg