daandaansan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax wareersan ahaansho (nafley).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daandaansan

daandaansanaan [m.f.dh]
eeg daandaansan. ld daandaansanaansho.

daandaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld daandaan- sanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg