daandaanso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-sady, -satay)

Si bareer ah qof u maagid; faduulin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daandaanso

daandaansasho [m.f.dh]
eeg daandaanso. ld daandaansad, daandaansi.

daandaan [m.l]
1. D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa. 2. ld daandaamid.

daandaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Tabardarro awgeed dhicdhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg