daaqbaro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)

Cunidda caws, caleen iwm billaabmid (dhal xoolaad).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaqbaro

daaqbarasho [m.f.dh]
eeg daaqbaro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg