daaqid
(m.f.dh)

eeg daaq². ld daaq¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaqid

ununush [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Waxaruhu marka ay geedo daaqidda bilaabaan.

arar [m.dh]
1. Dhulka u dhow ee ku heeran ceel ama degaan. 2. Gogoldhigga loo sameeyo hadal ama qoraal. 3. Daaqidda ay xoolo la waraabshey soo daaqaan inta ayan rakaadan.

carrabcad [m.dh]
Dhasha xoolaha oo caananuugga ah oo aan weli daaqid gaarin.

daaq [m.l]
1. Caws, caleen iwm oo ay xooluhu cunaan; baad. 2. ld daaqid.

dhacaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Dhul oomane ah oo dhacar leh, xoolo ku hayn oo ku dhaqaalayn; dhaqar daaqid. ld dhacarso.

gaxash [m.l]
1. Nooc kalluunka badda ka mid ah. 2. Nagaar geel. 3. Nagaar geelu daaqiddiisa jecelyaha.

hadaaqid [m.f.dh]
eeg hadaaq². ld hadaaq¹ (3).

mayraco [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-cday, catay)
1. (f.g) Xoolo fiid daajisasho. 2. (f.mg) Goor galab ah daaqid (xoolo).

miro [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. (f.g) Xoolo kale ka soocasho. 2 (f.mg) Xoolo habeen daajisasho. 3. (f.mg) Xoolo habeen daaqid.

daaq [m.l]
1. Caws, caleen iwm oo ay xooluhu cunaan; baad. 2. ld daaqid.

daaq [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-qay, -qday)
Caws, caleen iwm cunid (xoolo).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg