daaqsad
(m.l)

ld daaqsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaqsad

daaqsasho [m.f.dh]
eeg daaqso. ld daaqsad.

kor-ood [m.l]
Meel beerta dhinaceeda laga oodo oo xoolaha la daaqsado marka jiilaal la gaaro; oodan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg