daaqso
(f.lg3) (-saday, -satay)

Meel daaq u leh xoolo u daaq gaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaqso

daaqsasho [m.f.dh]
eeg daaqso. ld daaqsad.

daaq [m.l]
1. Caws, caleen iwm oo ay xooluhu cunaan; baad. 2. ld daaqid.

daaq [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-qay, -qday)
Caws, caleen iwm cunid (xoolo).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg