daaqtag
(m.l)

1. Foogaanta u dhexeysa xerada xoolaha iyo meesaha ay daaqa u aadaan. 2. D. ah: xoolo meel daaq leh u socda.

daaqtag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Xoolo meel ay daaq ka helayaan aadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaqtag

daaqtegid [m.f.dh]
eeg daaqtag².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg