daardaar
(m.l)

ld daardaarid.

daardaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Dab, nal, dhawr jeer oo isu dhowdhow daarid. 2. Maagid; juqjuqayn; daandaansi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daardaar

daardaarasho [m.f.dh]
eeg daardaaro.

daardaarid [m.f.dh]
eeg daardaar². ld daardaar¹.

daardaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Cid gardarro kula kicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg