daardaarid
(m.f.dh)

eeg daardaar². ld daardaar¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daardaarid

daardaar [m.l]
ld daardaarid.

daardaar [m.l]
ld daardaarid.

daardaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Dab, nal, dhawr jeer oo isu dhowdhow daarid. 2. Maagid; juqjuqayn; daandaansi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg