daaruqays
(m.l)

ld daaruqayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaruqays

daaruqayn [m.f.dh]
eeg daaruqee. ld daaruqays.

daaruqaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax caallirsan ahaansho (boog).

daaruqaysnaan [m.f.dh]
eeg daaruqaysan. ld daaruqaysnaansho.

daaruqaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld daaruqaysnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg