daaruqe
(m.l)

Dixri yaryar oo boogaha ku dhasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaruqe

daaruqayn [m.f.dh]
eeg daaruqee. ld daaruqays.

daaruqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qeysay)
Boog dixri ku dhalin (diqsi).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg