daaruqee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-qeeyay, -qeysay)

Boog dixri ku dhalin (diqsi).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaruqee

daaruqayn [m.f.dh]
eeg daaruqee. ld daaruqays.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg