daawasho
(m.dh)

eeg daawo². ld daawad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daawasho

daawad [m.l]
ld daawasho.

dalxiis [m.l]
1. Tegidda meel la tago iyadoo looga danleeyahay raaxeysi iyo daawasho. 2. D. ah: qof meel tamashle iyo raaxeysi u jooga.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg