daaweysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

ld daawee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaweysii

daawee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-weeyay, -weysay)
1. Wax jirran daawo siin. 2. Mushkilad dad ka dhex taagan xallin. ld daaweysii, dawee, daweysii.

daaweyn [m.f.dh]
eeg daawee. ld daaweysiin, daweyn, daweysiin.

daaweysiin [m.dh]
ld daaweyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg