daaweyso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-stay, -satay)

1. (f.g) Wax jirran daawo siisasho. 2. (f.mg) Wax si isla eg u qaybsasho. ld daweyso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaweyso

daaweysasho [m.f.dh]
eeg daaweyso. ld daaweysad, daaweysi, daweysad, dawey- sasho, daweysi.

daweyso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
ld daaweyso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg