daawow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

1. Wax cudur ka bogsaday noqosho. 2. Wax illaaway noqosho. ld dawow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daawow

daawoobid [m.f.dh]
eeg daawow. ld dawoobid.

dawow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-woobay, -wowday)
ld daawow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg