daayeerad
(m.dh) (-do, m.l)

Dheddiga daayeerka; saayo. ld daanyeerad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daayeerad

daanyeerad [m.dh] (-do, m.l)
ld daayeerad.

garaadley [m.dh]
(c.nafl.) Duul ka tirsan naasleyda oo ay ka mid yihiin daayeerada iyo dadk.

daayeer [m.l]
(daayeer/-rro, m.dh) Xawayaan afarta addin ku socda oo labada hore sida dadka u adeegsada, qaab ahaanna dadka u eg. ld daanyeer.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg