daayin
(m.l)

ld daa'in¹.

daayin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-imay, -intay; -imi)

ld daa'in².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daayin

daa'in [m.l]
Sifo Eebbe oo tilmaamayso suulid la'aantiisa. ld daayin¹.

daa'in [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin².

daay [m.l]
Biyo uus laga miiray.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg