daba-aal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-a-yiil, -a-tiil)

Wax wax kale gadaashiisa aallid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daba-aal

daba-aallid [m.f.dh]
eeg daba-aal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg