daba-ka-eri
(m.l)

Nooc ciyaarta turubka ka mid ah oo lagu ciyaaro afar turub oo isku jira, oo ay ciyaarto afar qof oo ay lababa isku jaal tahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daba-ka-eri

baar [m.l]
1. Fiidda sare ee geed ama timo iwm. 2. Dhoqor dhaadheer ah oo ka baxda kuruska geela dushiisa. 3. Ciyaarta daba-ka-eriga, hal mar oo turubka la qeybiyo laguna ciyaaro. 4. Isha baalkeeda. 5. (-rar, m.l) Meel lagu iibsho cabitaanka iyo cunto fudud.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg