dabaalasho
(m.f.dh)

eeg dabaalo. ld dabaalad, dabbaalad, dabbaalasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaalasho

dabaalad [m.l]
ld dabaalasho.

dabbaalad [m.l]
ld dabaalasho.

dabbaalasho [m.f.dh]
ld dabaalasho.

jirjirree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -reysay)
1. Dhabar u seexasho. 2. Dhabar u dabaalasho. 3. Qof hadba dhinac isu rogid.

lullumee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -meysay)
Sida lullumada u dabaalasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg