dabaalin
(m.f.dh)

eeg dabaali. ld dabaalsiin, dabbaalin, dabbaalsiin, dabbaalsiis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaalin ↴

dabaalsiin [m.dh]
ld dabaalin.

dabbaalin [m.dh]
ld dabaalin.

dabbaalsiin [m.dh]
ld dabaalin.

dabbaalsiis [m.l]
ld dabaalin.

dabaal [m.dh]
Dhaqdhaqaaq habaysan oo ay nafleydu sameyso markay biyo ku dhex jiraan si aayan ugu hafan. ld dabbaal².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg