dabaaljoogto
(m.dh)

ld dabaaljoog.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaaljoogto

dabaaljoog [m.l]
Nooc dabaasha ka mid ah oo qofka dabaalanaya la moodo inuu taaganyahay. ld dabaajoogle, dabaaljoogto, dabbaaljoog.

dabaaljoog [m.l]
Nooc dabaasha ka mid ah oo qofka dabaalanaya la moodo inuu taaganyahay. ld dabaajoogle, dabaaljoogto, dabbaaljoog.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg