dabaalo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-aashay, -aalatay)

Dabaal samayn. ld dabbaalo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaalo

dabaalasho [m.f.dh]
eeg dabaalo. ld dabaalad, dabbaalad, dabbaalasho.

dabbaalo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aashay, -aalatay)
ld dabaalo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg