dabaan
(m.dh)

ld damaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaan

damaan [m.dh]
Fallaar weyn waranka u eg oo aan dhega lahayn. ld dabaan.

mardabaan [m.l] (-nno, m.dh)
Aanshuun adag oo dhoobo ka sameeysan; jalxad.

mardaddabaan [m.l]
ld mardabo.

mardaddabaanley [m.dh] (-yo, m.dh)
Naag mardadabo taqaan.

mardaddabaanlow [m.l] (-wyo, m.l/dh)
Nin mardaddabo yaqaan.

niyooroofilis [m.l] (-yo, m.dh)
(baay.) Nooc ugu caansan unugyada cadcad, kuwaas oo bannaanka uga bixi kara qulqulka dhiigga una gudbi kara nudaha jidhka si ay u soo dabaan bakteeriyada meel kasta oo ay jidhka ka weerarto. Unugyadani markay dhintaan waxay noqdaan malax.

waldabaani [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo meel ku celcelin.

waldabaanin [m.f.dh]
eeg waldabaani. ld waldabaanis.

waldabaanis [m.l]
ld waldabaanin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg