dabaaq
(m.l)

ld dabaakh¹.

dabaaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

ld dabaakh².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaaq

dabaakh [m.l]
Tartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, inay qolo kaliya ku wareegto. ld dabaaq¹, dibaakh¹.

dabaakh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-khay, -khday)
Fooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq², dibaakh².

dabaakhad [m.dh]
1. ld dabaakh¹. 2. Calaamad lagu dhigo neef iib u jooga. ld dabaaqad.

dabaakhid [m.f.dh]
eeg dabaakh². ld dabaaqid, dibaakhid.

dabaaqad [m.dh]
ld dabaakhad.

dabaaqid [m.dh]
ld dabaakhid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg