dabaax
(m.l)

ld daabax¹.

dabaax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)

ld daabax².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaax

daabax [m.l]
1. D. ah: neef xoolo ah oo qalliin ku habboon. 2. D. ah: hilib aan tamooti ahayn. 3. ld daabaxid. ld dabaax¹, dabax¹, dibaax, dubaax. daabaxid, dabaax, dabax, dibaax, dubaax

daabax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Neef xoolo ah gawricid. ld dabaax², dabax². dabaax, dabax

daabaxid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld daabax¹ (3), daabixid, dabaax¹, dabaaxid, dabxid daabax, daabixid, dabaax, dabaaxid, dabxid

dabaaxid [m.dh]
ld daabaxid.

dabaaxsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Dabaaxid samayn.

dabaaxsiin [m.f.dh]
eeg dabaaxsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg