dababbax
(m.l)

Shuban badan, jilicsan, oo caloosha dadka iyo xoolaha ka yimaada.

dababbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)

Caloosha dadka iyo xoolaha hayn (shuban).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dababbax

caloolbax [m.l]
Saxaro badan, jilicsan oo dulin nafleyda caloosha ka qooma keeno; shuban; dababbax.

dababbixid [m.f.dh]
eeg dababbax².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg