dabacadde
(m.l) (-cayaal, m.l/dh)

1. ld dabcaddeeye. Bahal yar, xoorta le'eg, leh daba dheer oo foodda ka cad oo digaagga laaya. 2. Bahal safanta badda la jaad ah, kase weyn; ganacsi buu galaa oo waa la dhoofiyaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabacadde

dabacaddeeye [m.l]
ld dabacadde (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg