dabacase
(m.l)

Geed nagaar khudaarta la cuno ka mid ah, oo caleen ballaaran iyo buruq dhuuban oo dhulka ku xabaalan leh; karooto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabacase

karooto [m.dh]
Nooc qudaarta ka mid ah oo leh bari cas oo cunta lagu darsado; dabacase.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg