dabaggelis
(m.l) (-syo, m.dh)

Suun ama xarig xoolaha la rarto dabada loo suro si uusan rarku hore ugu dhicin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaggelis

dabaggelisayn [m.f.dh]
eeg dabaggelisee.

dabaggelisee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -saysay)
Neef xoolo ah oo la rarayo dabaggelis u yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg