dabaggelisee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-seeyay, -saysay)

Neef xoolo ah oo la rarayo dabaggelis u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaggelisee

dabaggelisayn [m.f.dh]
eeg dabaggelisee.

dabaggelis [m.l] (-syo, m.dh)
Suun ama xarig xoolaha la rarto dabada loo suro si uusan rarku hore ugu dhicin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg