dabaggorayee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-yeeyay, -yeysay)

Heeryo dabaggoryo u samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaggorayee

dabaggorayeyn [m.f.dh]
eeg dabaggorayee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg