dabaggorayo
(m.dh)

Meel ku aaddan maraqsaarka awr dhaan ah, heeryadu ka furantahay wax la geshado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaggorayo

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg