dabaggur
(m.l)

Faraxumayn naag hurudda lagu sameeyo. ld dabaggurid.

dabaggur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Qof dumar ah oo hurdaysa si tartiib ah marada uga qaadid si looga macsiyaysto. 2. Cad yar oo maro ah oo surwaal iwm gadaal looga kabo meel faddhacday.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaggur

dabaggurid [m.f.dh]
eeg dabaggur². ld dabaggur¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg