dabaggurid
(m.f.dh)

eeg dabaggur². ld dabaggur¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaggurid

dabaggur [m.l]
Faraxumayn naag hurudda lagu sameeyo. ld dabaggurid.

dabaggur [m.l]
Faraxumayn naag hurudda lagu sameeyo. ld dabaggurid.

dabaggur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Qof dumar ah oo hurdaysa si tartiib ah marada uga qaadid si looga macsiyaysto. 2. Cad yar oo maro ah oo surwaal iwm gadaal looga kabo meel faddhacday.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg